Hangoolnews.com
Daawo:- Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Khudbad Qiimo Badan Ka Jeediyay Daah-Furka Kaadh Qaadashada Gobolka Sool
August 10, 2017 - Written by Hangool

Hangoolnews:- Guddoomiyaha Xisbiga kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa khudbad qiimo badan leh ka jeediyay Daah-furka Kaadh-qaadashada Goboka Sool waxaanu kula dardaarmay dadwaynaha deegaankaasi in ay qaataan kaadhka Codbixinta.

Halkan Hoose ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News