Hangoolnews.com
Maxkamadda Sarre Oo Darsaya Codsi Dacwad Fursho Ah Oo Xildhibaan Cabiraxmaan Talyanle U Gudbiyay Iyo Guddoomiye Aadan X Cali Oo….
August 9, 2017 - Written by Hangool

Hangoolnews:- Guddoomiyaha Maxkamadda Sarre ee Dastuuriga ee Somaliland Mudane Aadan X Cali Axmed ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in Xildhibaan Cabdiraxaan Maxamed Talyanle  uu soo gaadhsiiyay Warqad Dacwad furasho ah,

taas oo uu ku sheegay in ay wax lays dabamariyay, Doorshadiidhacdayaxadii ee loogutartamayayBooskiiGuddoomiyahaGolahaWakiiladdeeCabdiraxmaanCirrahaMusharaxa ka ah XisbigaMucaaridka ah ee Waddanibaneeyay.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sarre ayaa sheegay in ay darsayaan in ay dacwadi ka furmayso in in kale arrinkani sidda ugu dhaqsaha badana ay u gudo galidoonaa waxii uga soo baxa .

Waxii warar soo kordha kala soco Hangoolnews.com

COMMENTS
Latest News