Hangoolnews.com
JSL Samigii Beeshayadu Ku Laheyd Oo Noqdeyciyi Wa Ka Beryey !,40 0000 Cod { Beesha Mohamed Sh. Isaxaaq,Cimraan }
August 9, 2017 - Written by Hangool

kulmiye dhabarka u jeedin doona !,kana fiirsanaya Xisbiga caddaaladda iyo xaqsoorku ku jiro!,by mr. belel

 

Waxaan salaamayaa bulshada JSL qeybaheeda kala duwan oo han iyo Saxaafadda xorta ah e Hadhwanaagnews ugu horeyso .

 

Beeshu 100% Kulmiye Doorashadii Modaxtooyayada , Laamaha Dowladda JSL oo 100 ka badan Beeshu wa ka maqanyihiin !.

 

Cabashada iyo Codsiyada beesha beesha oo aan si Mug leh looga jawaabin !.

 

20 Tuulo oo From Dawacaale Nageegir to Sibidhley oo Waxqabadkii iyo Kaabayaashii Nolosha bulshada oo ibir ah Marka laga reebo Degmada warcibraan oo Xukuumaddii  UDUB Magacowdey .

 

Xukuumadda Kulmiye Wasiir waliba Beeshiisa ayuu ka shaqaaleeyaa Wasaaraddiisa !,Beelaha kale na wu ka caydhiyaa !,

 

Caasimadda Wasiir Beeshu u Dan sheegato kuma laha , Saamigii Shaqaalaha

 

 

 

 

wa ibir !,Dhalinyaradii beesha oo niyadjab ku dhacay baa Caasimadda ka sii tahriiba iyaga oo Gobolkoodii togdheer na laga Faramaroojiyey ! Gobolka togdheer yaa isaga na Wasiir waliba Qolodiisa ayuu u magacaabaa!.

 

Wasaaradaha Dowladda iyo hay’adda Shaqaalaha Wasiiradaaa Beelo ku qeybsada !,Hantida Qarranka Qabiil baa lagu dhisaa !,Maahmaah { Sac Laf heysta iyo mid ag jooga }  !.

 

Waxa socda oo Gobolka Togdheer in Degaankii Beesha lagu so duulo markii la arkey iney sida Dad Ajaanibka{Oromada} ah Waddanka iska dhexjoogaan ,waxaa ku soo duuley Kuwo Kulmiye ku dul naaxiyey !.

 

Mudanka Cimraan wa Ciise ,Farahuna wa Ciiise ,Degaanka Ciise iyo Tuulooyinka Beesha Kulmiye iyo Xukuumadda 2 duba Siigo iyo Xawaare ku dhex maraan !,Siigadaa iyo Dabeyshaa ayey Codkoodii qaaliga ahaa ku kasbeen iyo xabad loogu daro !.

 

Degmo la siin Dugsi looma dhisin , Xanaano Hooyooyinka lagaga umuliyo looma dhisin !, Quus ninkaan Quus oqoon Naftiisaa Quus ah !{ Gob la ciiley iyo Iningumeed calanwaleynaaya Carradey kuwada saabsantahey Caawa sidaan ahaye } !.

 

Ciise Go’aan mideysan buu soo saari doonaa

 

Wa Billaahi towfiiq

 

by Mr. Belel.

COMMENTS
Latest News