Hangoolnews.com
Daawo:- “ Waxaan Shacabka Somaliland U Soo Bandhigayaa Xildhibaanaddii Ii Codeeyay Ee 39-Ka Ahaa Magacayadoodii Oo Saxeexan” Xildhibaan Talyanle
August 9, 2017 - Written by Hangool

Hangoolnews:- Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle oo sheegtay in uu yahay Guddoomiyaha xaqa ah ee Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa sheegay in uu soo bandhigayo Magacyadda Xildhibaanadii u Codeeyay Maalintii Axadii ee doorshadda Golahahii lagu dooranayay Guddoomiyaha Badalaya Cirro.

Halkan Hoose Ka Daawo:-

 

COMMENTS
Latest News