Hangoolnews.com
Daawo:- Bulshadda Degmadda Gabilay Oo Si Layaab Leh Ugu Dareen Celiyay Khilaafka Golaha Wakiiladda Somaliland Sheegayna In Kulmiye Iyo Waddani…
August 9, 2017 - Written by Hangool

Hangoolnews:- Bulshadda ku Nool Degmadda Gabilay ee Gobolka Gabilay ayaa si sareexan ah uga firkir dhiibtay khilaafka golaha wakiiladda Somaliland waxaanay sheegeen in arrinkani yahay mid u baahan in si qoto dheer loo eego oo la hubiyo halka uu khilaaf ka soo bilaabmay ama haduu jiro waa sidda ay yidhaahdeen khal la hubiyo oo sharciga la mariyo…

Halkan Ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News