Hangoolnews.com
Deg Deg Daawo:–  Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Muranka Baahsan Ee Ka Dhex Taagan Golaha Wakiilada Somaliland Sheegayna Ka Xukuumad Ahaan Waxaa Ay Ka Aaminsan Yihiin
August 8, 2017 - Written by Hangool

Hargeysa (Hangoolnews.com) Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha mudane Yaasin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa si adag uga hadlay muranka hadheeyay golaha wakiilada Somaliland kaasi oo keenay gacan ka hadal,maanta ka dhacay xarunta golaha wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland.

Halkan Ka Daawo

 

COMMENTS
Latest News