Hangoolnews.com
Madaxwaynaha Somaliland Oo Madaxtooyadda Ka Soo Baxaya Goor Dhaw Halka Uu U Tagayo Iyo Isaga Oo la Filayo in uu
July 18, 2017 - Written by Hangool News

Hangoolnews:- Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaayo ayaa la filayaa insha-allaah goor dhow in uu ka soo baxo madaxtooyadda dalka.

Madaxwaynaha ayaa doonanaya kaadhka codbixinta, waxaana sidda wararku sheegayaan uu u doonayaaa xarunta Hayadda Shaqaalaha Dawladda.

Madaxwayne siilaayo ayaa markii kaadh qaybintu ka bilaabmatay Goboloda Maroodi-jeex iyo Togdheer ku maqnaa Waddanka isku taga Imaaraatka Carabta.

Hangoolnews.com

COMMENTS
Latest News