Hangoolnews.com
Dag Dag Daawo:- Wasiirka Xanaanadda Xoolaha Oo Sheegay In Dhoofkii Xoolaha Xayiraadii Laga Qaaday
July 18, 2017 - Written by Hangool News

 

Hangoolnews:- Wasiirka wasaaradda xanaanadda xoolaha Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir ayaa sheegay in xayiraadii laga qaaday dhoofkii xoolaha waxaanu sheegay in xoolaha xajku bilaabmayaan.

Halkan Hoose ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News