Hangoolnews.com
Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Geeriyooday
July 17, 2017 - Written by Hangool News

Hangoolnews:- Alle ha u naxariistee waxaa goor dhaway magaaladda hargaysa ku geeriyooday Xildhibaan ka tirsanaa Gollaha Wakiiladd Somaliland oo la odhan jiray Xamse Maxamed Gaada-wayne.

Alle ha u naxariistee Xamse Gaada-wayne ayaa mid ahaa xildhibaanaddii laga soo doortay Buuhoodle waxaanu ka mid ahaa odayaasha Golaha wakiiladda Somaliland.

Eebe ha u naxariisto Xamse Maxamed Gaada-wayne

Hangoolnews.com

COMMENTS
Latest News