Hangoolnews.com
Madaxwayne Siilaanyo Oo Dalka Dib Ugu Dhoofaya Muddo Todobaad Gudihiis Ah, Halka Uu Tagayo Iyo Ujeedada Socaalkiisa
July 17, 2017 - Written by Hangool News

Madaxwayne Siilaanyo Oo Dalka Dib Ugu Dhoofaya Muddo Todobaad Gudihiis Ah, Halka Uu Tagayo Iyo Ujeedada Socaalkiisa

Hangoolnews:- Warar hordhaca oo Hangoolnews uu helayo ayaa sheegaya in Madaxwaynaha Somaliland Madane Axmed Maxamed Siilaayo uu u dhoofayo waddanka “Jarmalka” waxaana la filayaa in uu todobaadkan gudihiisa uu dalka ka dhoofo.

Socdaalka madaxwaynaha ayaa wali soo wadda if bixin balse wararku waxay sheegayaan in arrimo u gaara madaxwaynaha uu halkaasi u tagayo.

Todobaadkan gudihiisa ayaa Mudane Siilaanyo dalka dib ugu soo laabtay.

Waxii warar ah ee soo kordha Hangoolnews.com kala soco

COMMENTS
Latest News