Hangoolnews.com
Daawo:– Warbixinta Gudidda Joogtadda Ah Ee Golaha Guurtida Ee Kal-fadhigii 63-naad
July 17, 2017 - Written by Hangool News

Hargeysa (Hangoolnews.com) Gudida joogta ah ee Golaha Guurtida Somaliland, sida ku cad xeer hoosaadka Golaha Guurtida Jamhuuriyadda Somaliland qodobka 6aad, waxaa ay la kulmeen iyaga oo gudanaya hawlahooda shaqo masuuliyiinta kala ah.

A:– Maareeyaha wakaalada Biyaha Hargeysa.

B:– Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo maalgashiga Somaliland.

Warbixinta maareeyaha wakaalada biyaha  iyo wasiirka wasaarada ganacsigana waxaa warbaahinta iyo mudanayaasha u akhriyey Cumar Maxamed Faarax Xoghayaha Gudida Joogta Ah ee Golaha Guurtidda Jamhuuriyadda Somaliland.

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News