Hangoolnews.com
Daawo:– Masuul Ka Tirsan Xisbiga Waddani Oo Ka Bad-baaday Dil Toogasho Ah Iyo Xafiiskoodii Oo Albaabada Loo Laabay Iyo Cida….
July 17, 2017 - Written by Hangool News

Balanbaal (Hangoolnews.com) Gudoomiyihii xisbiga Waddani ee degmada Balanbaala ayaa ka badbaaday dil toogasho ah, waa sida uu hadalka u dhige.

Waxaanu eedeynta dilkan dushana ka saaray gudoomiyaha Golaha deegaanka ee magaalada Burco mudane Muraad, iyo gudoomiyaha xisbiga Kulmiye mudane Muuse Biixi Cabdi

Halkan Ka Daawo:-

 

COMMENTS
Latest News