Hangoolnews.com
Daawo:- “Xisbiga Kulmiye Ayaa Ka Dambeeyay Dhaawaca Ka Dhacay Deegaankan Balan-Baal” Masuul Ka Tirsan Xisbiga Waddani
July 16, 2017 - Written by Hangool News

Hangoolnews:- Guddoomiyaha deegaanka balan-baal ee gobolka togdheer ayaa sheegay in la dhaawacay guddoomiyahii xisbiga waddani ee deegaanka balan baal.

Waxaanu codsaday guddoomiyaha deegaankaasi in la soo celiyo xoriyaddoodii dhallinyar uu sheegay in ay xidheen xisbiga kulmiye

Halkan Hoose ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News