Hangoolnews.com
Daawo:- “Waar Waligeedba Dawladdu Ha Soo Saarto Go,Aan Wax Ka Soconayaa Ma Jiro” Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland  
July 16, 2017 - Written by Hangool News

Hangoolnews:- Guddoomiyaha Gollaha guurtidda Somaliland ayaa sheegay haddii aan wax soo saar la samayn aan la hakin karayn sarifka lacagta doolarka waxaanu sheegay in aan go,aan ay dowladdu soo saarto lagu xakamayn karaynin

Halkan Hoose ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News