Hangoolnews.com
Daawo:- “Waanu Soo Dhawaynaynaa Abiib Tima-Cad Iyo Inta Kale Ee Waddani Ku Soo Biiraysaba” Dhalinyarta Gabilay Oo La Hadlay Warbaahinta
July 16, 2017 - Written by Hangool News

Hangoolnews:- Dhalinyarta Gabilay ee taageersan xisbiga waddani ayaa sheegay in ay soo dhaweenayaan Abiib Diiriye Nuur oo hore u ahaa wasiirkii hore ee warfaafinta Somaliland kana mid ahaa xisbiga kulmiye in ay soo dhaweenayaa ku soo biirista uu ku soo biirayo xisbiga waddani

Halkan Hoose Ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News