Hangoolnews.com
Daawo:- Siddii Balaadh-Nayd Ee Loogu Soo Dhaweeyay Deegaanka Degmadda Dhoqoshay Hogaamiyaha Xisbiga Waddani
July 16, 2017 - Written by Hangool News

Hangoolnews:- Degmadda Dhoqoshay ayaa si balaadhan waxaa loogu soo dhaweeyay Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Mudane Xirsi Cali X Xasan waxaana duleedka magaaladaasi kaga hortagay dadwayne aad u tiro badan

Halkan Hoose ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News