Hangoolnews.com
Daawo:- Mudaharaadkii Maanta Ay Dadwaynaha Xaafadda Macalin Haaruun Ka Sameeyeen Agagaarka Shacabka Hargaysa
July 16, 2017 - Written by Hangool News

Hangoolnews:- Dadwaynaha ku nool xaafada Macalin Haaruun ee magaaladda Hargaysa ayaa maanta iskugu soo baxay mudaharaad ay ku diidan yihiin in la siidaayo Guddoomiyahii Xaafaddaasi oo dhawaan loo taxaabay xabsiga dadwaynahan ayaa Xukumadda siilaayo ka codsaday in aan la siidayn ninkaasi oo ay dhibaato badan kala kulmeen sidda ay warbaahinta u sheegeen

Halkan Hoose Ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News