Hangoolnews.com
Daawo:- Guddoomiyaha KULMIYE Khudbad Qiimo Badan U Jeediyey Dadweynaha Reer Qoyta
July 16, 2017 - Written by Hangool News

Hangoolnews:- Guddoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee kulmiye mudane muuse biixi cabdi ayaaa khudbad qiimo badan ujeediyay dadwaynaha ku nool deegaanka Qoyta halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay

Halkan Hoose ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News