Hangoolnews.com
Daawo:- Dadkii Reer Somaliland Ee Xulafadda Sucuudigu Ku Rusheeyeen Yaman Oo Dhaawacoodii Barbara Laga Soo Dajiyay
July 16, 2017 - Written by Hangool News

Hangoolnews:- Magaalo xeebeedka Barbara ayaa waxaa soo gaadhay doon siday ilaa sagaashan qof oo Somali ah kuwaas oo ay  ka mid ahaayeen doon siday laba iyo toban qof oo ka mid ahaa dadkii ay sucuudigu ku rusheeyeen marin biyoodka “Baabul mandam” dadkani ayaa waxaa ay iskugu jiraan rag iyo dumar

Halkan Ka Daawo:-

Hangoolnews.com

COMMENTS
Latest News