Hangoolnews.com
Daawo:-Agaasimaha Guud Wasaarada Qorshaynta Qaranka Oo Xilkii Si Rasmi Ula Wareegay +Khudbadahii Masuuliyiinta
July 16, 2017 - Written by Hangool News

Hangoolnews:-halkan ka daawo agaasimaha guud ee wasaarada qorsheynta qaran Somaliland oo  uu madaxweynaha Somaliland dhawaan u soo magacaabey wasaarada qorsheynta qaranka prof cabdi cali xaaji jaamac ayaa maanta si rasmi ah ula waregay xilkii wasaaradaasi munaasibadan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimey ayaa waxaa ka soo qeyb galey wasiirka wasaarada qorsheynta qaran Somaliland mudane mahamed ibraahim Aadan  qabyatire iyo wasiir ku xigeenka wasaradasi ahmed kayse agaasihii guud ee xilka wareejinayey iyo agaasimaha cusub ee xilka la wareegayey iyo  shaqaale weynaha wasaarada qorsheynta qaranka

Halkan ka daawo muuqalka 

COMMENTS
Latest News