Hangoolnews.com
Xabad joojin ka dhaqan galayso dalka bartamaha Africa
June 20, 2017 - Written by Hangool News

Xabad joojin ayaa lagu saxiixay magaalada Rome ee dalka Talyaaniga waxayna dhexmartay xukuumada Bartamaha Jamhuuriyadda Afrika iyo kooxaha falaagada ah ee dalkaasi

Xabad joojinta oo si dhaqsa ah u dhaqan geleysa ayaa waxay dhabaha u xaareysaa in mucaaradka laga qeybgeliyo geedi socodka nabadda iyo siyaasadda, si ay iyaguna rabshadaha kusoo afjaraan.

Heshiiskan waxaa garwadeen ka noqday kaniisada katooliga .

Hangoolnews.com

COMMENTS
Latest News