Hangoolnews.com
Daawo:– Muslimiinta Dalka Britain Oo Walaacsan Kadib Markii Gaadhi La Jiidhsiiyay….
June 20, 2017 - Written by Hangool News

Washington. D.C —  (Hangoolnews.com) Muslimiinta ku nool dalka Ingiriiska ayaa ka walaacsan inay bartilmaameed u noqdaan kooxaha xagjirka ah ee neceb mujaajiriinta iyo dadka heysta diinta Islaamka, kadib weerarki habeenkii Isniinta lagu qaaday dad kasoo baxay Masjid ku yaalla Waqooyiga London.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa diyaariyey wariyaha VOA-da Nur Hassan Nur.

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News