Hangoolnews.com
Daawo:– Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Ka Jawaabay Eedaymo Uga Yimid Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Deegaanka Burco
June 20, 2017 - Written by Hangoolnews burco

Burco (Hangoolnews.com) Gudoomiyaha gobolka Togdheer ayaa ka jawaabay eedo uga yimid xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka ee magaalada Burco.

Gudoomiyaha gobolka Togdheer mudane Saleebaan Cali Ramaax waxaa uu sidan ka sheegay mar uu maanta warbaahinta kula hadlayay gudaha magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News