Hangoolnews.com
Daawo:– Cali Khaliif Oo Fariin Adag Hawada U Mariyay Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland
June 20, 2017 - Written by Hangool News

Hargeysa (Hangoolnews.com) Gudoomiyaha maamulka Khaatumo Pro. Cali Khaliif Galeydh ayaa fariin adag hawada u mariyay madaxweynaha maamul goboleedka Puntland.

Waxaanu sheegay in Cabdiwali Gaas madaxweynaha maamul goboleedka Puntland aanay gacantiisa ku jirin Gaalkacayo oo ah magaaladii uu dhashay

“Nimankaas Puntland waar tooda haku aadeen, ninka leh madaxweyne ayaan ahey oo Distoorka ayaa ii furaya inaan xukumo waar ma xukumo, dadku maamulkooda ayay sameysteen waar adeer kooda haw taliyo, Gaalkacayo oo uu isagu dhashay ayaan gacanta ugu jirin inta uu ka maqan yahay Gaalkacayo iyo Garoowe ayaa ka badan adeer inta uu joogo”

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News