Hangoolnews.com
Daaw:– Walaal Ka Qayb Qaado Ciidsiinta Walaalahaaga Agoonta Ah Ee Magaalada Burco
June 20, 2017 - Written by Hangoolnews burco

Burco (Hangoolnews.com) Dhamaan dadka muslimiinta ah waxaa laga codsanayaa inay ka qayb qaataan ololaha lagu ciidsiinayo caruurta agoonta ah eek u nool magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Si ay ula ciidan walaalahooda wax heysta maalinta ciida ee yowmul faraxaa, hadaba walaal walaalaha waxay kaga baahan yihiin inaad soo ciidsiiso kana soo qayb qaadato farxadooda iyo daamaashaadkooda.

Wax kasta oo aad la baxdaana waa mid kuu iman doona maalin aan maanta aheyn oo kuu gali doona miisaankaaga xasanaadka.

 

 

COMMENTS
Latest News