Hangoolnews.com
Daawo:– Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Nin Dalka Keenay Kabo Magaca Ilaahay Ku Qoran Yahay
June 19, 2017 - Written by Hangool

Hargeysa (Hangoolnews.com) Xukuumada Somaliland ayaa ka hadashay nin wadanka keenay kabo magaca Illaahey ku qoran yahay.

Badhasaabka gobolka Maroodijeex Cabdillaahi Gaanuux Buraale ayaa arrintaasi ka hadlay waxaanu yidhi “Way jirtay arrintaasi waxaanu ahaa nin ganacsade ah oo isaga laf ahaantiisu aanu ogeyn oo si khaldan ay uga dhacday wasaarada diinta iyo aw-qaafta ayaana ka hawl gashay”

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News