Hangoolnews.com
Ma Dhab-baa In Musuqmaasuq Bahsani Ka Dhacay Baanka Dhexe Ee Berbera Lana Radinayo Laba Shaqaale
June 18, 2017 - Written by Hangoolnews burco

Hangoolnews:- Wararka Kasoo Baxay Baanka Dhexe Ee Berbera Ayaa Sheegaya In Labo kamida Shaqaalaha Baanka Booliisku Raadinayo, Waxaan wararku Sheegayaan in wax Isdaba Marin Lacageed Aay ka Dhacday Baanka dhexe Ee Berber

Illaa Iminka Lama garan Karo Cadadka lacagta Ah Ee la Musuq Maasuqay , Laakiin Illo Wareedyo Ayaa xaqiijinaya In Aanay Badnay Lacagta la Isdaba Mariyay ee uu Ogaaday Maamulaha Cusub Ee Baanka Berbera,

Maamulaha Baanka Berbera Oo Hangoolnews Isku dayday In uu Arinkaa wax ka waydiiso Ayaa teloofankiisu Noo Shaqayn Waayay

Wararka Qaarkood Aya Sheegaya In Mid Kamida labadii Shaqaalaha Ahaa ee Loo Tuhmayay wax Isdaba Marinta La qabtay, Halka ka kalena uu u baxsaday hargaysa,

Arinkan Ayaa soo Baxay Uun malintii sabtidii shalay, Iyadoo Maamulaha Baankuna

Heegan Culus galiayay qaybaha Xisaabaadka ee Baanka ,si Baadhis Xoogan Loo galo ,

 

COMMENTS
Latest News