Hangoolnews.com
Gudida Fulinta Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer Oo Wadashaqayn Iyo Moganaanta Hogaanka Sare Ee Xisbiga
June 18, 2017 - Written by Hangoolnews burco

Burco(HLN):Gudida Fulinta Gobolka Togdheer Ee Xisbiga Wadani Oo Bananka Uso Baxday Inaanay Wada Shaqayn Oo Ay Kulmiso Mararka Masuuiyiin Sare Sare Oo Ka Tirsan Xisbigu Yimaado Ama Ay Qabanayaan Kulan Warbaahineed Lagu Dadafaynayo Xukumada Oo Si Aan Laab Xadhaynin Masuulkasta U Wadhihiisa Warbaahinta Ka Hortuurto Iskaga Baxa Goobta Ama Xafiiska,

Gudida Fulinta Ayaa isku iman Kulamo Ay Kaga Tashanayaan Ayaaha Xisbiga Wadani Waana Ta Keentay Inay Niyad Jabaan Tageerayasha Ku Soo Qulqulayay Xisbiga Isla Markaana La Kulmaan Waj Gabax Iyo Masuuliyin Aan Isku Laab Xadhnayn,

Mar aan wax Ka Waydiinay Qaar Ka Mida Gududa Fulinta Ee Xisbiga Wadani Ayaa Noo Sheegayn Inaanay Jiran Wada Shaqayn Wanagsan Oo Ka Xadhaysa Gudida Fulinta Si Adagna U Dhaliilay Hogaaminta Godoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer Xuseen Kaahin Oo Ay Ku Tilmaameen Inuu Yahay Siyaasi Ku Cusub Saxada Siyaasada Oo La Koowsaday Markii La Furay Urursiyaasedada Yahayna Xilki Ugu Horeeyay Ee U Qabtay ,Isla Markaana U Hayo Wakhti Xaadirkan, Taasina Ay Keentay Inaanu Aqoon Buuxda U Lahay Xilkan Loo Igmaday,

Qaar Ka Mida Tageerayasha Xisbiga Wadani Ayaa Sheegay Inay Dhawr Jeer Ay Ka Gudbiyeen Dacwado La Xidhiidha Gudoomiyaha Xisbiga Ee Gobolka Togdheer Ayaa Sheegay Inay Ka War Sugayaan Garwadeenka Xisbiga Wadani Inay Wax Ka Badal Ku Sameeyaan Gudida Fulinta Xisbiga Gar Ahaan Gudoomiyaha Gobolka Ee Xisbigaasi Xuseen Kaahin.
Si Kastaba Ahaate Waxa Laga Warsugayaa Talabada Ay Qadi Donaan Hogaanka Sare Ee Xisbiga Wadani Oo Dhawr Jeer Dacwado Ka Gudbiyay Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer Oo U Muuqda Mid Ku Hafat Gudashada Xilka Loo Igmaday.

 

 

HangoolNews.com

Burco/Office

COMMENTS
Latest News