Hangoolnews.com
Daawo:-Xukumada Somaliland Oo Sheegtey Walaaca Ay Dawlada Itoobiya Ka Qabto Hadii Saldhig Milatari Somaliland Laga Siiyo Imaaraatka,
January 11, 2017 - Written by Hangool News

Hangoolnews:-Xukumada Somaliland ayaa ka hadashay Wararka soo baxaya mudooyinkii ugu dambeeyey eek u saabsanaa in Magaalada Berbera saldhig milatari laga siinaayo Dawlada Imaaraatka Carabta,

Dr Sacad Cali Shire waxa uu sheegay in uu jiro isaga dhanka kale ka hadlay walaaca ay dawlada la jaarka ah Somaliland ee itoobiya ka qabto saldhigaasi.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka,

Hangoolnews@gmail.com

Hargeysa/Office

COMMENTS
Latest News