Hangoolnews.com
Daawo:-Wasiir Hore Uga Tirsanaa Xukumadii Daahir Rayaale Oo Hargeysa Ku Dhex Wata Mid Ka Mid Ah Gaadiidkii Ugu Horeeyey Ee Dalka La Keeno.
January 11, 2017 - Written by Hangool News

Hangoolnews:-Mid ka mid ah wasiiradii xukumadii Madaxwaynihii hore ee Daahir Rayaale Kaahin ayaa gudaha magaalada Hargeysa ku dhex wata nooc ka mid ah Gaadiidkii ugu horeeyey ee Somaliland la keeno,

Wasiirkan hore oo lagu magacaabo Cismaan Xasan Mire ayaa ka waramay gaadhiga uu wato xiliga uu soo iibsaday iyo inta sano ee uu haatan socdo.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka,

Hangoolnews@gmail.com

Hargeysa/Office

COMMENTS
Latest News