Hangoolnews.com
War Deg Dega:- Daawo:– Midka Ka Mida Haweenka Miisanka Culus Ku Leh Xisbig WADDANI Oo Imika Is Casishay Iyo Sababta Keentay + Arrimo Badan Oo Ay Fashilisay
January 10, 2017 - Written by Hangool

 

Hargeysa(Hangoolnews.com) Haweenay miisaan culus ku leh xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa shaaca ka qaaday inay iska casishay xilkii iyo xubinimadii xisbigaasi.

Gabadhan oo lagu magacaabo Samsam Diiriye Suudi (Samsam-Waddani)  ahaan jirtayna xughaya abaabulka iyo wacyigalinta Xisbigaasi iyada oo arrimahaasi ka hadlaysana waxaa ay tidhi “Waxaan maanta halkan ka cadeynayaa inaan iska casiley xilkii iyo xubinimadii xisbiga WADDANI, markii aan arkey inaan xisbiga WADDANI dani ugu jirin qaranimada Somaliland, iyada oo ay liidato siyaasadii masuuliyiinta xisbiga WADDANI, sidoo kale waxaa ka taagan dhibaato qoys xisbiga WADDANI iyada oo qoyska Ciro,uu ka soo jeedaa uu xisbigii ku noqday dhuxun ku reeb laguma aamini karo maanta ciro hogaaminta xisbigani WADDANI waayo ninka dabka gurigiisa bakhtiya ayaa guri kalana bakhtiiya 

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News