Hangoolnews.com
War Deg Dega:- Daawo:– C/Raxmaan Ciro Oo Ka Hadlay Kulankii Saddexda Guddoomiye Iyo Saluug Uu Muujiyay
January 10, 2017 - Written by Hangool News

Hargeysa(Hangoolnews.com) Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa ka hadlay kulankii saddex geesoodka ahaa ee ay yeesheen masuuliyiinta saddexda xisbi qaran, waxaanu saluug ka muujiyay qabsoomida doorashada

C/raxmaan Ciro isaga oo arrimahaasi ka hadlaya waxaa uu yidhi “Goboladii bariga ayaaa ugu danbeeyay, iyaguna waxaa ay ka qaylinayaan abaartii, oo ay imika uun bilow u tahay markaa iyada oo xaalada lagu jiro waxaanu qabnaa in talo qaran laga yeesho arrimaha doorashada ee aan lagu dhaganaanin uun doorasho hala qabto”

Halkan ka daawo

 

COMMENTS
Latest News