Hangoolnews.com
Deg Dega:- Daawo:– “Madaxweynuhu Kursigiisa Ayuu Joogayaa Doorashaduna Wakhtigeedii Ayay Dhacaysaa Faysal Cali Waraabana Yaan La Arkin….” Muuse Biixi Cabdi
January 10, 2017 - Written by Hangool News

Hargeysa(Hangoolnews.com) Muuuse Biixi Cabdi gudoomiyaha xisbiga KULMIYE ayaa sheegay inaanay doorashadu maalin wakhtigeedi dib uga dhacaynin

Mudane Muuse Biixi isaga oo arrintaasi ka hadlaya waxaa uu yidhi “Madaxweynuhu kursigiisa ayuu joogayaa doorashaduna wakhtigeedii ayay dhacaysaa faysal cali waraabana yaan la arkin….” Muuse Biixi Cabdi

Halkan Ka Daawo

https://youtu.be/wxkNuV3xJPE

COMMENTS
Latest News