Hangoolnews.com
Daawo:- Qiso Xanuun Badan “Aniga Oo Aroosada Ayaa Xabadi Igu Dhacday Ninkaygiina Wuu I Furey” Maryan Muxiyadiin Maxamuud
January 10, 2017 - Written by Hangool News

Muqdisho(Hangoolnews.com) Maryan Muxiyadiin Maxamuud waa gabadh da yar , kuna dhalatay gobolka Shabeelaha hoose gaar ahaan deegaanka Shalan-bood.

Gabadhan yari waxaa ay sheegtay iyada oo suuqa ka soo adeeganeysa caruusadna ah ay xabad wiifto ahi ku dhacday, kana haleeshay laf dhabarta ninkii ay wada jireena uu furay, Sumxaana Laah.

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News