Hangoolnews.com
Haldoor Cabdi Yuusuf Aar Masuul Maamuus Iyo Ku Dayasho Mudan
January 8, 2017 - Written by Jumcale Gurey

Hangoolnews:- Maamulaha Shirkadda Daabacaada Xayaysiiska Ee Sagal-Jet Mudane Cabdi Yuusuf Aar Ayaa  Oo Ah Nin Dhalinyaro Ah Wax Badan Waddankiisa Ku Soo Kordhiyay Dad Jecel Leh Rafiiq Iyo Saaxiibtimo Astaan U Tahay, Dadka Inta Taqaana Iyo Inta Ay Is-Dhexgaleenba Ka Marag Kacayso In Uu Yahay Qof Cibaado Suuban Af-Gaaban Dhowr-Soon,
Hadaba Waxaanu Hadaanu Nahay Hangoolnews U Sheegaynaa In Qadaf Iyo Sharaf Dil La Doonayay In Lagu Sameeyo Cabdi Yuusuf Aar Oo Dad Dano Gaara Lehi Ay Doonayeen,

Waxaanu Shacabka U Soo Jeedinaynaa Iyo Akhristayaashayadda Sharafta Badan Sidda Tooska Ah Noogu Xidhan In Aanay Dhugan Hadaladda Shakhsi Weerarka Ah Ee Lagula Kaco Dadka, Sidda Haldoor Cabdi Yuusuf Aar.

Hangoolnews.Com

COMMENTS
Latest News