Hangoolnews.com
Daawo:- Hooyo Wasiirka Tirsan Xukumadda Siiraanyo Af-Lagaadeeyay Oo Sheegtay In Arrinka Uu Ku Tilmaamay Uu Yahay Waxyaabaha Laysku Dilo
January 7, 2017 - Written by Hangool

Hangoolnews:- Wasiirka ka tirsan xukumadda Siiraanyo ayaa dhawaan hooyo dan-yar ah ku af-lagaadeeyay in ay tahli kari waydo in ay bixiso lacagta iskuulka ee caruurteeda, wasiiirka waxbarashadda Somaliland ayaa hooyadan ku tilmaamay in ay tahay mid ku shaqaysata iyo caruurteedu waxaa uu ugu yeedhay dhaqankan

Halkan ka daawo:-

COMMENTS
Latest News