|
|||||
Hangoolnews.com
Daawo:– Dil Toogasho Ah Oo Ka Dhacay Mid Ka Mida Garoonada Laga Dhoofo + Tirada Dhimashada Dhaawaca
January 7, 2017 - Written by HangoolHangoolnews:- Mar kaliya ayaa dhammaan dadkii ku sugnaa garoonka haday noqoto kuwii dhoofayay iyo kuwii soo dagayba ay kala yaaceen, ka dib markii dil toogasho iyo rasaas xooglihii ay ka bilaabantay garoonkii. Garoonka diyaaradaha ee magaalada Broward Country ee Fort Laudderdale –Hollywood ee gobolka Florida ayaa nin hubeysan oo ku labisan direys ciidan ayaa rasaas iyo toogasho ka bilaabay garoonka gudahiisa. Waxaana rasaastan ku dhintay inta la og yahay ugu yaraan shan ruux sideed kalana waa ay ku dhaawacmeen./ Halkan Ka Daawo
COMMENTS
|
Latest News
|