Hangoolnews.com
Daawo:- ”Anaga Ka Xisbi Ahaan Noolama Muuqato In Dadka Shacabka Ah Ee Kala Hayaamay Durbaano Laga Dul Tunto” Xisbiga Ucid
January 7, 2017 - Written by Hangool

Hargeysa(Hangoolnews.com)- Xughaye ku xigeenka xisbiga UCID Cabdinaasir Qodax ayaa ka hadlay aragtida xisboogu ka qabo kulankii saaka dhexmaray saddexda xisbi iyo koomishanka

Cabdinaasir Qodax isaga oo arintaasi ka hadlayana waxaa uu yidhi “anaga xisbi ahaan noolama muuqato in dadka shacabka ah ee kala hayaamay durbaano laga dul tunto”

Halkan Ka Daawo 

https://youtu.be/QSxmcq7uFJc

COMMENTS
Latest News