Hangoolnews.com
Jilaa Caan Ka Ah Dunida Oo Saaka Geeriyooday + Sawiro
January 6, 2017 - Written by Hangool

Hangoolnews:– Jilaa caanku ahaa matalaada filimaanta Hindiga ah ayaa saaka geeriyooday ka dib markii uu wadna xanuun ku soo boooday.

Geerida jilaaga Om Puri waxaa saakay u xaqiiyay wargeyska Express filin sameeye Ashok Pandit oo ay saxiibo ahaayeen.

Waxaanu yidhi “Wadno Xanuun ayaa Om Puri saaku soo booday, xanuunkaasi ayaanu u geeriyooday, hada ayaan gaadhnay gurigiisa oo ku yaalal xaafada Andheri ee duleedka magaalada Mumbai”

Hangoolnews.com

Hangoolnews@gmail.com

Hargeysa/Office 

COMMENTS
Latest News