Hangoolnews.com
Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi Oo Baaq U Diray Tijaarta Iyo Dadka Ka Ganacsadda Lacagaha Qalaad + Sidda Uu U Hogo-Tusaaleeyay
January 5, 2017 - Written by Hangool

Hangoolnews:- Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi Oo Ka Mida Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland Ayaa Baaq U Diray Dhamaanba Ganacsatadda Iyo Dadka Iyagu Ku Shaqaysta Sarifka Lacagaha  Qalaad Waxaanu Xildhibaanku Ugu Baaqay In Ay U Naxariistaan Dadkooda Oo Ay Badeecadaha Iyo Badalka Lacagta Ka Joojiyaan In Ay Kor U Kaciisa Ku Mashquulaan.

Waxaanu Ku Hogo-Tusaaleeyay In Ay Eegaan Xiliga Lagu Jiro Oo Ah Xili Ay Abaar Ba,Ani Ka Jirto Dalka Oo Loo Baahan Yahay In Ay Waajib Tahay In Wax Kasta Hoos Loo Dhigo Si Dadka Ay Saamaysay U Helaan Meceeshad Jaban.

Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi Ayaa Noqonaya Xildhibaankii Ugu Horeeyay Ee Dadkiisa U Naxa

Waxaanu Eebe Ugu Baryay In Uu Abaarta Ka Jirbiyay Guud Ahaan Shacabka Somaliland.

Dhinaca Kale Waxaa Uu Ugu Baaqay Hayaddaha Ku Shaqo Leh Arrinkani In Ay Ka Howl Galaan Siddii Wax Looga Qaban Lahaa Kor U Kaca Ku Yimid Sarifka Lacagta Qalaad Iyo Meceeshadda Quutul-Duruuriga Ah.

Todobaad-Yaddii Ugu Dambaysay Ayaa Guud Ahaan Dalka Laga Dareemay Kor U Kaca Dhinaca Sarifka Iyo Maceeshadda

Hangoolnews.Com

COMMENTS
Latest News