Hangoolnews.com
Koox Calooshood U Shaqaystayaal Ah Oo Ka Cadhoodhay Kulan Ay Yeesheen Muuse Biixi Iyo Cabdiraxmaan Cirro  + Halka Ay Ka Tirsan Yihiin + Hadalada Xajiinta Ah Ee……
January 5, 2017 - Written by Hangool

Hangoolnews:- Koox Calooshood U Shaqaystayaala Ayaa Si Xun Ugu Cadhoodhay Kulan Ay Yeesheen Muuse Biixi Iyo Cabdiraxmaan Cirro Ka Dib Markii Ay Soo Kala Dhex Galeen Qaar Ka Tirsan Salaadiinta Somalilland.

Kooxdan Calooshood U Shaqaystayaasha Ah Ayaa Waxay Ay Ka Ag Dhow Yihiin Labadan Masuul Waxaanay Had Iyo Jeer U Sheegaan Arrimaha Naxliga Leh Ee Wax Yeelaya Qaranimaddda Iyo Qofnimadda Musuulka Ummaddan Codka Ka Doonaya.

Hadalada Ugu Badan Ee Ay Isticmaalaan Waxaa Weeye Arrinkaa Waa In Dag Dag Looga Jawaabaan, Saxaafadda Ayaynu Isticmaalaynaa,

Dhinaca Kale Kooxan Calooshood U Shaqaysatayaasha Ah Ayaa Moodaa In Ay Is-Ogyahiin Sidda Wadda Jirka Ee Ay Ugu Biyo Diideen Taladdii Ay Salaadiintu Soo Go,Aamiyee Ee Ahayd In Laga Fogaado Hadalada Xajiinta Leh Ee Wax U Dhimaya Wada-Dhalashadda, Iyo Shacabka Somaliland.

Calooshood U Shaqaystayaashan Ayaa Lagu Gartaa In Ay Mar Kasta Ka Ag Dhowyihiin Guddoomiyayaasha Labadn Xisbi Xataa Marka Ay Sidda Gaarka Ugu Nasanayaan Guryahooda.

Hangoolnews.Com

COMMENTS
Latest News