Hangoolnews.com
Dag Dag Masuul Sarre Oo Ka Tirsan Xukumadda Siiraanyo Oo Shil Gaadhi Ku Geeriyooday Goor Dhawayd + Halka Uu Ka Dhacay
January 5, 2017 - Written by Hangool

Hangoolnews:- Masuul Sarre Oo Ka Tirsan Xukumadda Madaxwayne Siiraanyo Ayaa Ku Dhintay Shil Gaadhi Ka Dib Markii Ay Is-Galeen Gaadhi Uu Watay Oo Ahaa Laan-Guruusar Iyo Gaadhi Kuwa Xamuulka Qaada Ah. Marxuunka Ayaa Lagu Magacaabi Jiray Aniis Cali X Xasan Waxaanu Ahaa Guddoomiyahii Waxbarshadda Ee Gobolka Sanaag Waxaa Maydhka Marxuunka la Keenay Magaaladda Burco.

Walli Kamay Hadal Ciidanka Nabadgalyadda Waddooyinku Shilkan.

Waxii Soo Kordha Kala Soco Hangoolnews.Com

 

COMMENTS
Latest News