Hangoolnews.com
Daawo:- Fanaanad Soomaaliyeed Oo Hab-Dhaqanka Ay U Heesto Aad Loo Dhaliilo Oo Soo Muuqatay Iyada Oo Quraan Akhriyaysa
January 5, 2017 - Written by Hangool

Hangoolnews:– Midka fanaaninta soomaalida ee qurbajoogta ah isla markaana xiligan ka mid ah xidigaha dhinaca Fanaaniinta wakhtiga ayaa soo muqatay iyada oo luuqad aad u qurux badan ku akhrinaysa Quraamka Kariimka ah.

Fanaanadan oo ah Farxiya kabayare isla markaana ay si wayn bulshada Somaliyeed u dhaliilaan hab dhaqankeeda xiliyada ay ka heesayso masraxyada ayaa haatan soo muuqatay iyada oo ku hadlaysa kalaamka Eebe inkasta oon la ogayn in ay halkaasi ka sii wadi doonto iyo in ay show ahaan u akhrinayso quraanka Kariimka ah.

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News