Hangoolnews.com
Dag Dag Akhri :- Xaaladd Adag Oo Ku Soo Korodhay Magaalada Hargaysa + Dadwaynaha Oo Amakaagsan + Xukumadda Oo………….
January 4, 2017 - Written by Hangool

Hangoolnews:- Shacabka Ku Dhaqan Magaaladda Hargaysa Aad Ugu Amakaagsan Qiimaha Meceeshadda La Kala Siisanayo,

Waxaana Koobkii Shaaha Ahaa Maanta Lagu Cabayaa Qaybo Ka Mida Guddaha Magaalada Hargaysa 1500 Oo S/Land Ah.

Halka Halkii Doolar Lagu Sarifayo Qofba Meeshii Laga Helo,

Xukumadda Somaliland Ayaa Iyadu Ka Hadal Dhibaatadda Sixir Barar Ee Hadhaysay Guud Ahaan Dalka,

Waxaana Laga Cabsi Qabaa In Todobaadka Soo  Socda La Dareemo Kor U Kac Dhinaca Sarifka Ah.

Dhinaca Kalena Baanka Somaliland Oo U Xil Saraan  Ilaalinta Lacagta Waddanka Ayaan U Muuqan Laftiisu In Uu Xooga Saaro Siddii Arrinkan Wax Looga Qaban Lahaa,

Halka Wasaaradda Ganacsiga Somaliland Aanay Ka Hadal Badeecadda Sii Qaaliyoobaysa.

Hangoolnews.Com

COMMENTS
Latest News