Hangoolnews.com
Daawo:-Wariye Ka Hawl Gala Magaalada Hargeysa Oo Ka Hadley Afduub Noociisu Ku Cusub Yahay Oo Lagula Kacay Cida Gaystey Iyo Sababta.
January 4, 2017 - Written by Hangool

Hangoolnews:-Mid ka mid ah wariyayaasha ka hawla gala Magaalada Caasimada ah ee Hargeysa ayaa waxa maalintii shalay ahayd loo gaystey afduub noociisu ku cusub yahay warbaahinta dalka.

Wariyahan oo lagu magacaabo C/raxmaan Cilmi Xirsi ayaa waxa xidhay ciidamada dabdamiska dalka kuwaasi oo ku xidhey goob ka mid ah goobo ay ugu talo galeen in ay ku ciqaabaha.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka

Hangoolnews.com

Hargeysa/Office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News