Hangoolnews.com
Daawo:-“Maanta Hablaheeni Way Is Hoodhinayaan Oo Inamo Is Cadeeyana Anigu Waan Arkay “Wasiir Ka Tirsan Xukumada Somaliland.
January 3, 2017 - Written by Hangool

Hangoolnews:-Mid ka mid ah Golaha Wasiirada Xukumada Somaliland ayaa xili uu ka hadlaayay madal lagaga doodayaay Dhaqanka ayaa waxa uu is dul taagay Sababta ka dambaysa in Dumarka Soomaliyeed ee xiligan joogaa ay is cadeeyaan,

Wasiirkan oo ah Wasiirka Waxbarashada Somaliland C/laahi Ibraahim Habane waxa uu dhanka kale sheegay in uu arkay rag is cadeeya oo Soomaali ah.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka

Hangoolnews.com

Hargeysa/Office

Hangoolnews@gmail.com

 

COMMENTS
Latest News