Hangoolnews.com
Miisaaniyaddii Somaliland Oo Hadda La Ansixiyay Tiradda Ogolaatay Iyo Inta Diiday Ee Golaha Wakiiladda Ah
January 2, 2017 - Written by Hangool

Hangoolnews:- Golaha Wakiiladda Somaliland Ayaa Maanta U Fadhiistay Ka Ansixinta Miisanid Sanadeedka 2017 Waxaana 70 Mudani Halka 46 Mudan U Codeeyeen Waxaa Diiday 17 Mudani Halka 6 Mudani Ka Aamuseen Guddoomiyahuna Muu Codayn.

Miisaaniyadan Ayaa Noqonaysa Mid Lagu Hagi Doono Somaliland Ilaa Iyo Sanadka Soo Socda Haddii Ee Idmo

Hangoolnews@Gmial.Com

COMMENTS
Latest News