Hangoolnews.com
Masuul Ka Goosta Xisbiga Waddani Oo Muuse Biixi Baafinayo + Halka Uu Ku Dambeeyay Iyo Waxaa Loogu ………..
January 2, 2017 - Written by Hangool

Hangoolnews:- Masuul Sarre Oo Ka Mid Ahaa Xisbiga Waddani Ee Mucaaridka Ah Lana Yidhaahdo Axmed Muumin Seed Ayaa Waxaa Laga Dhex Baafinayaa Xarunta Xisbig Kulmiye,

Masuulkan Ayaa Isku Magacaabay Garabka Toosinta Waddani Waxaanu Wadda Hadal La Galay Xisbiga Kulmiye,

Tadabaadyadii Ugu Dambeeyay Ayaa Laga Dhex Waayay Saaxadda Siyaasadda Dalka Ka Dib Markii Uu In Muddo Ah Hadal HayntiisuKu Badanayd Bulshadda Dhexdeeda.

Axmed Muumin Seed Ayaa Waxaa Laga Doonayaa In Marxalad Siyaasadeed Lagaga Baxo Maadaama Ay Colaadi Dhextaalo Isaga Iyo Cabdiraxaan Cirraha Waddani.

Masuulkan Ayaa Xisbiga Kulmiye Ay Ugu Dambaysa Ka Dib Markii Loo Dhiibay Waxoogaa Sooryo Ah.

Hangoolnews.Com

COMMENTS
Latest News