Hangoolnews.com
Maayar Ku Xigeenka Caasimada Hargeisa Cabdicasiis Cagowayne Oo Noqday Maqaar Saar Cabdiraxman Solteco Dhaqaalaha Ku Urursado Qalinkii :– Maxamed Aadan Seed
January 2, 2017 - Written by Hangool

Hargeysa(Hangoolnews) :– Maayarka Caasimada Hargeisa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Solteco  iyo ku xigeenkiisa Cabdicasiis Maxamed Xaashi Cagowayne ayaa guud ahaanba ku fashilay dhismaha wada madaarka caasimada Hargeisa oo todobaadkii hore ay dawlada hoose ka bilawday dhismaheeda.

balse wadad ayaa istaagtay ka dib markii maayarka iyo ku xigeenkiisu dadkii xafada ku war galiyeen in laga qaadi doono lacag  ka baxsan cashuurta ku waajibtay  taasina ay diideen dadwaynihii xaafadu.

maayar ku xigeenka caasimada hargeisa oo dhawr jeer dadka xaafadu ku canaanteen ayaa ku fashilmay dhamystirka wadada madaarka oo wadad labaad ee hargeisa maayarka hargeisa cabdiraxman solteco ayaa  ka dhigtay ku xigeenkiisa mid uu ku garaaco dadka deeganka amarna ku siiyey inuu dhaqaale ka soo ururriyo dadka deegnak isagoo wadada madarka ee hareeraheeda dhigtay sanaduuq uu kaga urursado dhaqaalaha uu ku sheegay inuu wadada ku darayo

maayar ku xigeenka waa masuul lagu yaqaano fudayd iyo kalsooni la,aan haysata naftiisa taasina ay ku sababto inuu si dhakhso ah isu dab badalo taasina uu cabdiraxman solteco uga faa,idasto fudaydkiisa iyo degdegiisa ………

La Soco

Qalinkii :– Maxamed Aadan Seed

 

COMMENTS
Latest News