Hangoolnews.com
Dag Dag Akhri:- Suldaan Reer Hargaysa Ah Oo Bakoorad La Hortaagan Hotel Uu Ka Hadli-Lahaa Oo Loo Diiday + Waxaa Uu Ka Sheegayay
January 2, 2017 - Written by Hangool

Hangoolnews:- Waxaa Loo Diiday In Uu Ka Hadlo Hotel Kaah Ee Magaaladda Hargaysa Suldaan Ka Tirsan Salaadiinta Somaliland Oo La Yidhaahdo Suldaan Saleebaan Boqor Cismaan.

Suldaankan Ayaa Doonayay In Uu  Ka Hadlo Arrimo Ka Dhana Xisbiga Waddani Waxaana Suldaanka Sidda Warar Hoose Hadda Sheegayaan Dabadda Ka Riixaya Xisbiga Kulmiye Oo Siyaasadda Isku Hayaan  Waddani.

Suldaankana Ayaa Waxaa Uu Bukooradda La Hortaagan Yahay Hotelka Hortiisa Hadda Waxaanu Doonayaa In Uu Gudaha Galo Si Uu Saxaafadda Uu Halkaasi Ugula Hadlo.

Suldaanka Ayaa Waxaa Uu Si Adag Ugu Jawaabay Guddoomiyaha Xisbiga Waddani.

Halka Isagana Ay Salaadiin Kale Iyo Qaybo Bulshadda Uu Ka Soo Jeedo Ee Uu Suldaanka Yahay Ay Raali Galin Ka Bixiyeen Hadalkiisii. Halka Uu Doonayay In Uu Mar Kale Weeraro Xisbiga Waddani

Waxii Xogo Ah Kala Soco Hangoolnews.Com

COMMENTS
Latest News